SAN FRANCISCO
YOUR SAVANNAH
KU SOO DHOWAADA

Ku soo dhowow Savannah, makhaayada somaliyeed ee ugu weyn uguna caansan dalka ingiriiska iyo yurub dhammaan.
Savannah waxay ku taallaa bartamaha magaalada London waxaana ka helaysaa cunto somaali nooc walba leh iyo cabitaanno kala duwan - qabow iyo kulayl.
Savannah waxay leedahay qaybo kaladuwan oo kor iyo hoosba leh iyo farshaxan heersare ood ku indha daraandarayso waxaana lagu qabta xafladaha aroosyada iyo xafladaha kaladuwan oo khaas iyo caamba leh. Waxaad ka heelaysa soo dhawayn heer sare iyo shaqaale u tababaran hawlaha soo dhowaynta oo gacmo furan kugu soo dhawaynaya.
Private Events
WE CATER FOR ANY EVENT
We cater for corportate events, birthday parties, baby-showers, and a number of various special occasions.
Give us a call for more details.
Location & Hours
ADDRESS
105 Uxbridge Road
Shepherds Bush
London
W12 8NL
0208-743-9666
OPENING HOURS
Monday – Friday 11:00AM – 11:00PM
Saturday 11:00AM – 11:00PM
Sunday 11:00AM –11:00PM
![]() |
---|